Login to make your Collection, Create Playlists and Favourite Songs

Login / Register
Ka kabashada dhaawacyada caruurnimo| healing from childhood trauma.
Ka kabashada dhaawacyada caruurnimo| healing from childhood trauma.

Ka kabashada dhaawacyada caruurnimo| healing from childhood trauma.

00:28:42
Report
Xalqadan waxa aan kaga hadlay 8 wax oo aasaas u ah ka kabashada dhaawacyada caruurnimo, sidoo kale waxa aan kaga hadlay labada dhaawac ee ina soo gaadhi karaya oo kala ah ka waynaanimo inagu soo gaadhi karaya iyo ka caruurnimo inagu soo gaadhi karaya.Waxaan kaga hadlay sida ay saamayn inoogu yeelan karayaan labaduba iyo sida uu uga saamayn xoogan yahay dhaawaca yaraanimo laynoogu gaystaa’ dhaawaca waynaanimo inagu gaadha. Sidoo kale waxaan kaga hadlay sida ay tahay in aad dhaawacyadaa ula dhaqantid iyo sidoo kale talaabooyinka ugu horeeya ee ad kaga bogsan kartid.XasuusinHadii aad dareemayso in dhaawaca yaraanimo kugu soo gaadhay uu saamayn aad ah kugu hayo xad aad ka fakarayso in aad is disho ama aad dhimato fadlan dhakhtar, la taliye, ama qof aqoon  u leh oo therapy kuu sameeya la xidhiidh .

Ka kabashada dhaawacyada caruurnimo| healing from childhood trauma.

View more comments
View All Notifications